Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Yusuf iyo Cadde oo Addis Kushiraya
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:47
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:88
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:261
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:398
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:141
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 19 2008
Yusuf iyo Cadde oo Addis Kushiraya
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 19 August 2008

Addis Ababa,(insidesomalia.org)- ararka naga soo gaaraya Magaalada Addis Ababa ee Dlka Itoobiya ayaa sheegaya in Madaxda Dowladda KMG ah ee Soomaaliya kulamo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka ka dhex jiro ay ku leeyihiin dalkaasi, waxaana kulankii ugu danbeeyay ee Mas'uuliyiintan isugu yimaadeen xalay kaasoo ka dhacay Hotel Hilton ee Addis Ababa.

 

Lama oga waxyaabihii ay kulankaasi ugu haleen iyo waxyaabihii ay isla gaareen, balse waxaa la filayaa in manta kulan kale ay mar kale isugu imaanayaan kaasoo laga qabo in ay ku gaaraan go'aan mideysan oo meesha ka saaraya khilaafka iyo mad madowga ku dhex jira Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf iyo Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde.

 

Warku wuxuu intaa ku darayaa in Mas'uuliyiinta Dowladda aysan jirin cid oo dhex gashay khilaafkooda, iyadoo loo dhinac yeelay in ay iyaga xaliyaan balse Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Males Zenawi uu ka codsaday si wada jir ah in khilaafka jira lagu xaliyo wada hadal iyo in la isa saxo, iyadoo manta rajo laga qabo in go'aano mideysan ay lla soo baxaan kulanka manta dhici doona.

 

Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxay ka war sugayaan natiijada iyo warka ka soo yeeri doona Kulamka lanadan Ma,uul, iyadoo marka heshiis dhab ah uu dhaco la iskuna af garto waxyaabihii mad madowga dhaliyay in loo soo bandhigi doono.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >